Hobyo: dekadda hobyo oo ay ka soo dageen alaabo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dekadda Hobyo oo bilawday adeeg

Dekedda magaalada Hobyo ayaa muddo tobanaan sano ah markii ugu horraysay maanta ka degay gaadiid 10 baabuur ka badan.

Dekaddan oo macmal ah ayaa markii labaad bishan gudaheeda waxaa ka degay shixnado dhowr ah oo isugu jiray cunnada iyo waxyaabaha daruuriyaadka ah kuwaasoo ay sideen doomo halkaa u soo xirtay.

Faarax lamaane ayaa guddoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaahi Axmed Cali weydiiyey waxyaabaha dekedda ka soo degay.

Mowduucyada la xiriira