Sawiradda Todobaadka iyo Afrika

Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Caruur yaryar oo ku ciyaaraha guri ku yaalla xaafadda isku raranka ah ee Kibera ee Nairobi, kenya. Sawirka waxaa la qaaday arbacadii
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Dalka Argeria, Caruur isticmaalaysa caag si ay ugu taraataraxaan baraf ka da'ay deegaanka Medea.
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Ciidamo roonto ka sameynaaya Ceuta ka dib markii la qabtay laga qof oo xagjirnimo looga shakiyay oo ku sugnaa xuduudda Spain iyo Moroko
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dagaalyahanno ka mid ah koox la dagaallanta ururada jihaaddoonka ah ee Liibiya oo ku nasanaya duleedka magaaalada Benqazi.
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Arbacadii, dumar sawir isaga qaadayay meel ay ka dheceysay dabaaldegga Timkat ee deegaanka Gondar ee Itoobiya.
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Caruur isla munaasabaddii ku sugnayd oo shumacyo shitay kuna sugan wobiga loo yaqaano Jordan.
Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Nin dhallinyaro ah oo ku boodaya biyaha. waxay qeyb ka tahay dabaadegga Timkat
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Waa taageerayaasha kooxda qaran ee kubadda caagta ee Gabon oo dalkeeda uu marti gelinaayo ciyaaraha qaramada Afrika.
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Kuwanna waa taageerayaasha xulka qaranka ee Kameroon oo isu ekeysiiyay libaax.
Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Sidoo kale DR Congo taageerayaashooda ayaa dhaqankii la tagay meesha ay ka dhacayaan ciyaaraha qaramada Afrika ee Gabon.
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Caruur isu diyaarinaaya inaay kubad ku ciyaaaraan xeebta caasimadda dalka Liberia ee Monrovia.
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Liberia oo ay ku yaryihiin garoomada kubadda caagta, dadka waaweyna waxay ku ciyaaraan jidadka dhexdooda.
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Maalinta hidaha iyo dhaqanka ee dalka Tunisiya, waxaa ka qeybgalay dadka ku dheereeya kexeyntaa fardaha.
Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Sidoo kale koox Masaari ah oo ka qeybgalay maalinta dhaqanka ee Tunisiya ayaa ciyaaraha dhaqankooda soo bandhigay.
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Dalka Gambia oo xaalad cakiran ay ka jirtay, dadka qalalaasaha ka baqayay waxay ku qexeen qaar koox doomo yaryar oo gaaarsiiyay Senegal.Tuesday…
Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Sidoo kale kuwan waxay ka qaxayeen Gambia, waxayna ku sugnaayeen xuduudda Senegal oo ay sugayeen in loo ogolaado inay gudbaan.al.

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan