SAWIRRO: Xafladda caleemo saarka madaxweyne Farmaajo

Marti sharaf aad u badan ayaa ku sugan xarunta ay xafladda ka socoto.
Wakiillo ka socda dalalka deriska iyo kuwa caalamka ayaa ka qeybgalaya xafladda
Martida ku sugan munaasabadda caleemo saarka
Heeso aya laga qaadayaa goobta
Xafladda caleemo saarka