Daawo: Gubashada suuqa Bakaaraha

Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa si xun u gubtay, balse hadda waxaa lagu duuleystay in dabka la demiyo