Sawirro: Dabkii saaka baabi'iyay qeybo ka mid ah Bakaaraha

Dadkii saaka aroortii ka kacay suuqa Bakaaraha wuxuu geystay qasaare aad u weyn.

Qoraalka sawirka,

Wil dhallinyaro ah oo dhextaagan meel gubatay

Qoraalka sawirka,

Dad badan ayaa laga samatabixiyay qeybta gubatay ee Suuqa

Qoraalka sawirka,

Dabka wuxuu baabi'iyay qeybo badan oo ka mid ah maacuunta, hilibka iyo khudaarta

Qoraalka sawirka,

Ciidamo ayaa goobta gaaray si ay amniga u sugaan

Qoraalka sawirka,

Dadba wuxuu ahaaa mid aad u weyn, qiiqa ka baxayna waxaa laga arkay qeybo ka mid ah Muqdisho