Homepage

Accessibility links

  • U gudub qaybta macluumaadka
  • Sida loo geli karo
BBC Account
  • News
  • Sport
  • Weather
  • Radio
  • Arts
  • Tusmo
Baar
News Somali

BBC News Somali Navigation

Qaybaha
  • War
  • Warar dheeraad ah
  • Ganacsi
  • Cayaaraha
  • Aqoon Guud
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Barnaamijyada Idaacadda
  • Sawirro

Sawirro: Saameeyntii uu reebay weerarka Manchester

  • 23 Maajo 2017
  • La wadaag qodobkan Facebook
  • La wadaag qodobkan Messenger
  • La wadaag qodobkan Twitter
  • La wadaag qodobkan Email
  • La wadaag qodobkan Facebook
  • La wadaag qodobkan WhatsApp
  • La wadaag qodobkan Messenger
  • La wadaag qodobkan Twitter
  • La wadaag

    La wadaag qodobkan

    Kuwani waa bogag dibedda ah, waxayna ku furmayaan bog cusub
    • Email

      La wadaag qodobkan Email
    • Facebook

      La wadaag qodobkan Facebook
    • Messenger

      La wadaag qodobkan Messenger
    • Messenger

      La wadaag qodobkan Messenger
    • Twitter

      La wadaag qodobkan Twitter
    • WhatsApp

      La wadaag qodobkan WhatsApp

    Guuri nuqulkan

    https://www.bbc.com/somali/war-40008820
    Faahfaahin

    Kuwani waa bogag dibedda ah, waxayna ku furmayaan bog cusub

Halkan ka daawo sawirrada weerarka ay dadka ku dhinteen ee ka dhacay saaxadda lagu caweynayay ee ku taalla bartamaha magaalada Manchester

  • Aftermath of Manchester Arena explosion Getty Images

    Qaar ka mid ah dadkii ka qeybgalay bandhig faneedka oo isu laab qaboojinayo

  • Aftermath of Manchester Arena explosion Getty Images

    Qaar ka mid ah dadkii dhaawacmay waxaa lagu daweeyay boosteejada tareenada ee Victoria oo u dhaw goobta uu qaraxa ka dhacay

  • Aftermath of Manchester Arena explosion Getty Images

    Boosteejada tareenka ayaa la xiray

  • Aftermath of Manchester Arena explosion PA

    Ciidammo boolis ah oo hubeysan ayaa ku sugan dibadda goobta uu qaraxu ka dhacay. Waxaa lagu sheegay inuu yahay weerar argagixiso.

  • Aftermath of Manchester Arena explosion PA

    Saaxadda la weeraray waxay qaadaa ilaa iyo 18,000 oo qof.

  • Aftermath of Manchester Arena explosion Reuters

    Booliska ayaa isku geedaamay goobta uu weerarku ka dhacay

  • Aftermath of Manchester Arena explosion Reuters

    Ra'iisalwasaare Theresa May ayaa ku tilmaantay inuu ahaa weerar naxdin leh.

La wadaag qodobkan Faahfaahin

  • Email
  • Facebook
  • Messenger
  • Messenger
  • Twitter
  • WhatsApp

Sawirro

Sawirro
Sawirro

Sawirro: Buundada Dunida ugu dheer ee badda dulmarta oo la furay

  • 23 Oktoobar 2018
Sawirro: Buundada Dunida ugu dheer ee badda dulmarta oo la furay
Sawirro
Sawirro

Sawirrada diyaarad laba qalbac u kala jabtay

  • 23 Maajo 2018
Sawirrada diyaarad laba qalbac u kala jabtay
Sawirro
Sawirro

Sawirrada laga qaaday daadadka iyo fatahaadaha dhulka Soomaalida

  • 1 Maajo 2018
Sawirrada laga qaaday daadadka iyo fatahaadaha dhulka Soomaalida

BBC News Somali Navigation

Qaybaha
  • War
  • Warar dheeraad ah
  • Ganacsi
  • Cayaaraha
  • Aqoon Guud
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Barnaamijyada Idaacadda
  • Sawirro

Qaabka daalacashada ee BBC-da

  • News
  • Sport
  • Weather
  • Radio
  • Arts
  • Shuruudaha adeegsiga
  • Ku saabsan BBC
  • Siyaasadda xog dhowridda
  • Cookies
  • Sida loo geli karo
  • Parental Guidance
  • La xiriir BBC
  • Get Personalised Newsletters
Copyright © 2019 BBC. BBC-du kama mas'uul aha waxyaabaha ku qoran bogaggan kale ee debadda. Nidaamka aan ula dhaqanno xidhiidhada baraha debadda.