Kenya: Saamenyta Mamnuuciddii bacaha.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kenya: Saamenyta Mamnuuciddii bacaha.

Maalmahan waxaanu dhegeystayaal idiin soo gudbinaynay warbixino ku saabsan mamnuucidda baca oo dalal badan oo Afrikaan ahi dhaqan geliyeen, waxaana ugu dambaysay Kenya oo sharci lagu mamnuucayo isticmaalka bacdu ka dhaqan galay maalintii Isniintii.

Kenya sida dalalka kaleba waxay ku salaysay sharcigan in bacdu khatar weyn ku hayso deegaanka iyo xoolahaba, waxaana sharcigaa la meel mariyey ciddii u hogaansami wayda amarka dawladda uu ku ganaaxayaa lacag tobanaan kun oo doolar ah ama xabsi laba sano iyo dheeraad ah.

Hadaba sidee ayay shacabka Kenya iyo ganacsatadii adeegsan jiray bacdu u arkaan sharcigan cusb ee dhaqan galay? Ciise Xaaji Cabdulle ayaa warbixintan ku eegaya