Maxkamaddu Maxay u beriyeeshay ninkii lagu eedeeyay in uu nabiga aflagaadeeyay?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamaddu Maxay u beriyeeshay ninka lagu eedeeyay in uu nabiga aflagaadeeyay?

Maxkamad ku taalla Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in ay dembi ku wayday nin lagu eedeeyay in uu nabiga (SCW) uu u gefay.

Sheekh Maxamed Macallin Cali wuxuu ka mid yahay xaakimiintii dacwadda qaaday, Farax Lamaane ayuu uga warramay xukunkii ay rideen