Maktabaddii ugu horeysay oo laga furay Kismaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maktabaddii ugu horeysay oo laga furay Kismaayo

Iyadoo muddoyinkii dambe Soomaaliya ay ku talaabsatay horumar dhanka waxbarashada ayaa sannadihii dambe waxaa soo badanayay dadaalada ku aadan sidii loo horumarin lahaa waxbarshada iyo aqoonta bulshada. Waxaana jira magaalooyin dhowr ah oo laga hirgeliyay goobo wax lagu akhristo.

Waxaana kamid ah magaalada Kismayo oo markii ugu horeesay laga hirgeliyay maktabad bilaash ah oo dadku ay wax ka akhrisan karaan.

Hirgelinta maktabadani ayaa waxaa horumuud ka ahaa dhalinayararo uu hogaaminayo Xassa Maxamud Qorane oo u warramay abdinaasir Axmed Saxnsaxo.