Homepage

Accessibility links

  • U gudub qaybta macluumaadka
  • Sida loo geli karo
BBC Account
  • News
  • Sport
  • Weather
  • Radio
  • Arts
  • Tusmo
Baar
News Somali

BBC News Somali Navigation

Qaybaha
  • War
  • Warar dheeraad ah
  • Ganacsi
  • Cayaaraha
  • Aqoon Guud
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Barnaamijyada Idaacadda
  • Sawirro

Sawirrada weerarka Las Vegas

  • 2 Oktoobar 2017
  • La wadaag qodobkan Facebook
  • La wadaag qodobkan Messenger
  • La wadaag qodobkan Twitter
  • La wadaag qodobkan Email
  • La wadaag qodobkan Facebook
  • La wadaag qodobkan WhatsApp
  • La wadaag qodobkan Messenger
  • La wadaag qodobkan Twitter
  • La wadaag

    La wadaag qodobkan

    Kuwani waa bogag dibedda ah, waxayna ku furmayaan bog cusub
    • Email

      La wadaag qodobkan Email
    • Facebook

      La wadaag qodobkan Facebook
    • Messenger

      La wadaag qodobkan Messenger
    • Messenger

      La wadaag qodobkan Messenger
    • Twitter

      La wadaag qodobkan Twitter
    • WhatsApp

      La wadaag qodobkan WhatsApp

    Guuri nuqulkan

    https://www.bbc.com/somali/war-41474096
    Faahfaahin

    Kuwani waa bogag dibedda ah, waxayna ku furmayaan bog cusub

Wax ka badan 50 qof ayaa ku dhimatay magaalada Las Vegas kadib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday meel ay ka socotay xaflad

  • Ninka hubeysan waxa uu saarnaa dabaqa 32aad ee hoteel ku dhow meesha wax ka dhaceen Getty Images

    Ninka hubeysan waxa uu saarnaa dabaqa 32aad ee hoteel ku dhow meesha wax ka dhaceen

  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in la ridey boqolaal xabbadood. Getty Images

    Goobjoogayaal ayaa sheegay in la ridey boqolaal xabbadood.

  • Dad la cararaya qof dhaawac ah Getty Images

    Dad la cararaya qof dhaawac ah

  • Dad lafahooda la baxsanaya Getty Images

    Dad lafahooda la baxsanaya

  • Booliiska ayaa dadka u sheegay in ay ka fogaadaan meeshii wax ka dhaceen. Getty Images

    Booliiska ayaa dadka u sheegay in ay ka fogaadaan meeshii wax ka dhaceen.

  • Kabbo yaala halkii dadka lagu laayay. Reuters

    Kabbo yaala halkii dadka lagu laayay.

  • Ciidammo boolis ah oo hawlgal ka wada goobtii wax ka dhaceen. Reuters

    Ciidammo boolis ah oo hawlgal ka wada goobtii wax ka dhaceen.

  • Booliiska ayaa sheegay in ay raadinayaan qof gaari la saarnaa ninkii dilka geystay. Getty Images

    Booliiska ayaa sheegay in ay raadinayaan qof gaari la saarnaa ninkii dilka geystay.

  • Dhammaan waddooyinka ayaa la xirey, booliiskana waxa ay joojiyeen ninkan oo baabuur soo marsiiyay waddada Tropicana Avenue Getty Images

    Dhammaan waddooyinka ayaa la xirey, booliiskana waxa ay joojiyeen ninkan oo baabuur soo marsiiyay waddada Tropicana Avenue

La wadaag qodobkan Faahfaahin

  • Email
  • Facebook
  • Messenger
  • Messenger
  • Twitter
  • WhatsApp

Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan

  • Las Vegas shooting: At least 59 dead at Mandalay Bay Hotel
    3 Oktoobar 2017
  • Las Vegas shooting: As it happened
    2 Oktoobar 2017

Goobaha kale ee BBC-da

  • Crowd flees Las Vegas shooting

Sawirro

Sawirro
Sawirro

Sawirro: Buundada Dunida ugu dheer ee badda dulmarta oo la furay

  • 23 Oktoobar 2018
Sawirro: Buundada Dunida ugu dheer ee badda dulmarta oo la furay
Sawirro
Sawirro

Sawirrada diyaarad laba qalbac u kala jabtay

  • 23 Maajo 2018
Sawirrada diyaarad laba qalbac u kala jabtay
Sawirro
Sawirro

Sawirrada laga qaaday daadadka iyo fatahaadaha dhulka Soomaalida

  • 1 Maajo 2018
Sawirrada laga qaaday daadadka iyo fatahaadaha dhulka Soomaalida

BBC News Somali Navigation

Qaybaha
  • War
  • Warar dheeraad ah
  • Ganacsi
  • Cayaaraha
  • Aqoon Guud
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Barnaamijyada Idaacadda
  • Sawirro

Qaabka daalacashada ee BBC-da

  • News
  • Sport
  • Weather
  • Radio
  • Arts
  • Shuruudaha adeegsiga
  • Ku saabsan BBC
  • Siyaasadda xog dhowridda
  • Cookies
  • Sida loo geli karo
  • Parental Guidance
  • La xiriir BBC
  • Get Personalised Newsletters
Copyright © 2019 BBC. BBC-du kama mas'uul aha waxyaabaha ku qoran bogaggan kale ee debadda. Nidaamka aan ula dhaqanno xidhiidhada baraha debadda.