Hooyo Soomaaliyeed oo kunool xeryaha qaxootiga ee Dadab oo heer sare ka gaartay waxbarasho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hooyo Soomaaliyeed oo kunool xeryaha qaxootiga ee Dadab oo heer sare ka gaartay waxbarasho

Khadijo Xassan Cumar waa hooyo soomaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxotiga ee Dadaab, waxaana dhif iyo nadir ah inaad aragto qof dumar ah oo heer sare ka gaartay waxbarashada. Balse hooyo Khadijo waxay kormeero ka tahay skoolo ku yaalo xerooyinka IFO iyo IFO 2.

Haddabo Caqabadaha ay la kulllanto inta ay ku guda jirto shaqadeeda iyo sida ay herkaasi ku gaartay ayay uga warranytay Bushra Nuur Maxamed.