Puntland oo deeq waxbarasho siisay Arday Jubbaland ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo deeq waxbarasho siisay Arday Jubbaland ah

21 arday oo ka tagay maamul goboleedka Jubbaland ayaa deeq waxbarasho ka helay Jaamacada PSU ee maamul goboleedka Puntaland, ardaydaasi waxay muddo afar sanadood ah dhigan doonaan kulliyada shareecada iyo qaanuunka.

Hadaba Axmed Cawil Jaamac ayaa la kulmay qaar kamid ah ardaydaas waxaana uu ka waraystay sida ay ugu suurto gashay inay deeqdaa waxbarasho ka helaan Puntland.