Puntland: Baraha bulshada oo'kordhiyay wehel la'aanta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland: Baraha bulshada oo'kordhiyay wehel la'aanta

Adeegsiga baraha bulshadu ku xidhiidho ee internet-ku oo dadka adeegsada tiradoodu badatay ayaa waxa ka dhashay in ay yaraadaan wada sheekaysigii dadka iyo doodihii fagaareyaasha Soomaalidu u bixisay fadhi ku dirriryada.

Marka laga tago isku xidhiidhka sahlan ee ay dad kala fogi ku kala warqaataan, waxa kale oo ay suurto geliyeen in bulshadu wararka ka helaan barahaa laftooda kuwaas oo ay ka mid yihiin Twitter-ka iyo Facebook-ga iyo kuwa la mid ah ah.

Axmed Cawil ayaa warbixin arintaa ku saabsan ka soo diray magaalada Garoowe.