Leyliga toddobaadkan: Isku day in aad ka jawaabto su'aalahan!

Waa leyliga isbuuclaha ah. Maxaad kala socotay wararkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dunida isbuucan?

Xuquuqda sawirrada: BBC/AFP/Getty Images

Tijaabi aqoonta aad u leedahay kacaankii Ruushka 100 sano ka hor