UNHCR oo dhaqaale u ururinaysa qaxootiga Afrika
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

UNHCR oo dhaqaale u ururinaysa qaxootiga Afrika

Hey'adda qaxootiga QM ee UNHCR ayaa bilowday dhaqaale ururin loo sameynayo guud ahaan qaarada Afrika.

Hey'adda ayaa waxaa ay sheegtay in dhaqaalo xumo ay soo food saartay, loona baahanyahay in la daboolo baahida qaxootiga.

UNHCR ayaa sidoo kale sheegtay in deeq bixiyeyaasha caalamka ay gacmaha ka laabteen hey'adda.

Hadabo dhaqaalahan ay he'yaddu uruurineyso ayaanu ka wareysanay Cabdullahi Shaafici Maxamed oo katirsan xafiiska UNCHR ee Kenya, Bashir Maxamed Caato ayuu u warramay.