Daawo: Maxay salka ku haysaa colaada Yaman

Halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa saddex waxyaabood oo xuddun u ah mashaakilka haysta Yaman oo ay ku hardamayaan Sacuudiga iyo Iiran.