Haddii la jabiyay kooxda Daacish, Ciraaq maxay ku dambeyn doonta?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Haddii la jabiyay kooxda Daacish, Ciraaq maxay ku dambeyn doonta?

Raisul wasaraha dalka Ciraaq, Xeydar Alcbadi ayaa ku dhawaaqay in dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda isugu yeerta dowladda islaamkaee IS la soo gabagabeeyay.

Mr Cabaadi waxa uu sheegay in haatan dhammaan dalkaasi uu ka taagan yahay calanka Ciraaq, waxaana looga dhawaaqan dalkaasi in maanta ay tahay maalin fasax qaran ah.

Haddaba, mar Haddii la sheegay in laga guuleystay Kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka, waa maxay tallaabada xigta? Su'ashaasi iyo kuwa kale ayaan hor dhignay Dr Sacad Shiikh Cismaan Nuur- wuxuu u waramay wariyaha BBC Aadan Maxamed Cabdi (saalamiin)