Tacadiyadda ka dhanka ah dumarka oo hoos u dahcay Jigjia
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tacadiyadda ka dhanka ah dumarka oo hoos u dahcay Jigjia

Mas'uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay inuu hoos u dhacay tacadiyada loo geysto dumarka ee deegaanadaasi marka loo eego waayihii hore.

Inta badan arintaasi oo lagu xaliin jiray xeer dhaqameed, ayey hey'adaha u dooda xuquuqda dumarka walaac ka muujiyeen.

Haddabo, tacadiyada dumarka loo geesto iyo heerka uu deegaanadaasi ka maraayo ayuu weriye Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam waxaa uu ka wareystay Faddumo Maxamd Yuusuf oo ah madax xafiiska arrimaha dumarka iyo caruurta ee maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.