Media Player
Trump
21.12.2017

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga soo horjeedsaday u aqoonsigii uu u aqoonsaday in Qudus ay tahay caasimadda Israa'iil.