Baarlamaanka Bariga Afrika oo markii ugu horreysay ay ka mid noqotay haweeney Soomaali ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Baarlamaanka Bariga Afrika oo markii ugu horreysay ay ka mid noqotay haweeney Soomaali ah

Barlamaanka Bariga Afrika ayaa markii ugu horreysay waxaa ka mid noqotay haaweney Soomaali ah oo ka soo jeeda gobolka Soomaalidu degto ee Waqooyi Bari Kenya.

Ka hor inta aan xilkan loo dooran, Fadumo Ibrahim waxay ka mid ahayd dadka u dhadhaqaaqa xaquuqul insaanka, waxayna haysay kursiga dumarka ee ismaamulka Wajeer.

Haddaba sida ay Fadumo Ibrahim u aragto xilkan cusub ee loo doortay ayay uga warantay wariyaha BBC-da Bashkas Jug soo dhacay.