Dhimashada Mowsil oo toban jeer ka badan intii horay loo shaaciyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhimashada Mowsil oo toban jeer ka badan intii horay loo shaaciyay

DAAWO: Dhimashada magaalda Mowsil ayaa toban jeer ka badan middii ay shaaciyeen xulafada uu Maraykanku hoggaaminayo.