Heshiis la dhax dhigay labo beel oo dega Koonfurta gobolka sool iyo xadka Itoobiya.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heshiis la dhax dhigay labo beel oo dega Koonfurta gobolka sool iyo xadka Itoobiya.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray dagaallo dhex marayay laba beelood oo dega, deegaano hoos taga koonfurta gobolka sool iyo kuwa ku yaalla xadka Itoobiya.

In ka badan 20qof oo dhinacyadii dagaallamayay ayaa ku dhintay qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen.

Haddaba, waxa u gurmaday deeganadaasi madaxdhaqameedyo iyo odayaal waxaana ka mid ah garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo u warramay Bashkas Jugsodaay.