Bile Rafle oo booqday goboladii Soomaaliland ee uu horey Barasaab uga soo noqday
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Bile Rafle oo booqday goboladii Soomaaliland ee uu horey Barasaab uga soo noqday

Bile Rafle Guuleed oo sanadihii todobaatameeyadii badhsaab ka soo noqday labada gobol ee togdheer ee Burco iyo woqooyi galbeed ee hargeysa.

Mashaariic badan oo muuqdo ayuu ka hirgeliyay magaalooyinkaasi ayaa sadeexdii todobaad ee ugu danbeeyay socdaallo ku soo kala bixiyay gobollaadasi ayaa wax uu ka waramay soo dhoweyn uu kala kulmay shacabka deegaanaddasi,waxa cusub ee uu ku soo arkay iyo arimo kale ayuuna uga warramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.