Garaadka guud ee Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay colaadda Soomaalida iyo Oromada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Garaadka guud ee Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay colaadda Soomaalida iyo Oromada

Xiisad Cusub ayaa ka dhex aloosan Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in afar qof oo Soomali ah lagu dilay colaaddaasi.

Dilkan ayaa waxa uu u dambeeyay iska hor imaadyo dhowaanahan ka dhex dhacayay Soomaalida iyo Oromada.

Haddaba Garaadka guud ee deegaanka Soomaalida Itoobiya Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool ayuu weriyaha BBC-da Aadan Salaamiin uga warramay xaaladdu halka ay mareeyso.

Mowduucyada la xiriira