Dayaarad waddada ka baxday oo badda ku dhici gaartay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dayaarad waddada ka baxday oo badda ku dhici gaartay

Dayaarad ayaa ka baxday waddadii ay ku ordaysay, garoon dayaaradeed oo ku yaalla Trabzon, Turkiga, ayadoo ku sigatay in ay afka hore la gasho badda.

Ma jiraan rakaab ama shaqaale wax ku noqday shilkaas. Waxaa loo malaynayaa in ay sababtay shimbir ku dhacday.

Shirkadda Pegasus waxay sheegtay in dayaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737-800 ay isaga kala gooshaysay Ankara iyo Trabzon.

Mowduucyada la xiriira