Ahlu sunna iyo Galmudug oo midoobay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ahlu sunna iyo Galmudug oo midoobay

Waxaa si rasmi ah loogu saxiixay magaalada Dhusamareeb heshiiska maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca.

Munaasabadda lagu saxiixayay dhamystirka heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxwaynaha dowladda Fedaralka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.

Heshiiskan ayaa qaybtiisii hore waxaa ay labada dhinac ku soo kala saxiixdeen magaala madaxda dalka Jamhuuriyada Jabuuti ee Jabuuti. Madaxweyna kuxigeenka Galmudug Maxamad xaashi cabdi carrabeey ayaa inooga waramay heshiiska.

Mowduucyada la xiriira