Dhalinyaro ka hirgalisay Burco mashruuc lagu horumarinayo bilicda magaalada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhalinyaro ka hirgalisay Burco mashruuc lagu horumarinayo bilicda magaalada

DAN-KAAB waa urur dhalinyaro ah, waxay mashruucyo iskaa wax uqabso ah ka bilaabeen magaalada Burco ee Gobolka Togdheer si kor loogu qaado bilicda magaalada iyagoo sigaara urinjiyaynaya meelaha danta guud sidda xabsiyada iyo biriijyada magaalada Burco. Abdiraxman Jamac Rooble waa gudoomiyaha ururkan,

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayuu uga waramay waxa ku dhaliyey in ay sameeyaan ururkan