Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartanka wadamada carabta ee kubada koleyga gabdhaha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa tartanka Wadamada Carabta ee kubada koleyga gabdhaha

Dalka Imaaraadka waxaa ka socda tartanka wadmo carabta ay ku tartamayaa kubada koleyga gaar ahaan dumarka. Soomaliya oo wadamada carabta ka mid ah waxaa tartanka uga qeybgalaya gabdho matalaya caasimada Muqdisho.

Sucaad Cabdulahi Galoow ayaa howshan wax ka wada qadka telefoonka ee Imaaraadka ayayna iigu warantay

Mowduucyada la xiriira