Xoogsato reer Garowe ah oo ka cabanaya ajnabi dibadda laga keeno
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xoogsato reer Garowe ah oo ka cabanaya ajnabi dibadda laga keeno

Raga muruq maalka ah ee ka shaqaysta dhismaha guryaha ayaa waxaa la soo gudboonaatay shaqa la aan kadib sida ay sheegayn markii dad ajnabi ah dibada laga keenay dalka dibadiisa

magaalooyinka puntland waayadii danbe waxaa dhismayaasha guryaha ku howlanaa rag udhashay wadamada hindiya yaman iyo meelo kale.

hadabada wariye ahmad cawil ayaa booqday goob ay isagu yimaadaan muruqmaalkaan oo garowe ku taal qaar kamida ayay sheekadaan dhex martay.