Danyar ka faa'iideysatay deymo la siiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Danyar ka faa'iideysatay deymo la siiyay

Deegaanka somalida waxaa kajira Hay'ad siisa dadka saboolka ah ee danyarta ah lacago amaah ah oo ay ku shaqaystaan kadibna ay soo celiyaan. Khadar Axmed Abdi waa maareeyaha Hay'ada adeega lacagaha yaryar ee deegaan ka Soomaalida.

Waxa uu u waramay weriye Cabdinaasir Maxamed Xikam.