Sanad ka dib, Doorashadii madaxweyne Farmaajo maxaa iska badelay amaanka Muqdisho?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sanad ka dib, Doorashadii madaxweyne Farmaajo maxaa iska badelay amaanka Muqdisho?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo, ayaa manta waxa u dhamaaday sanad tan iyo markii la dooratay febraayo sanadkii hore. Caqabadda ugu way n ee soo wajahday xuluumadiisa ayaa waxa la tilmaamayaa in tahay xaaladda amaanka, inkastoo ay jireen arrimo dhowr ah oo iyaguna dhaliyey muran xooggan

Qaraxii ka dhacay isgooyska Zoobe bishii octoobar ee sanadkii tagay ayaa waxa uu astan u noqday mushkiladda amaanka eek a jirta soomaaliya

Haddaba, weriyaha BBC-da Alinur Hassan ayaa warbixintan ku eegaya sida dadka uga soo kabanayaan qaraxaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 500 oo qof