Maxaa looga hadlayaa shirka IGAD ee Muqdisho maanta lagu soo gebagabeynayo?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa looga hadlayaa shirka IGAD ee Muqdisho maanta lagu soo gebagabeynayo?

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shir maalmahanba halkaasi ka soconayay oo uu soo qabanqaabiyay Urur Goboleedka IGAD.

Ujeedada shirkan ayaa lagu sheegay inay aheyd sidii loo fududeyn lahaa wadatashiyada ku aaddan isu socodka xorta ah ee dadka dalalka ka tirsan urur goboleedka ee la qorsheynayo in la meelmariyo.

Madaxda Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka mid ahaa xubnihii shirkaasi dalka ku matalayay

Haddaba madaxa hay'addaasi muxuu la tagtay shirkan?

Su'aashaasi iyo kuwo kale ayuu Cabdifitaax Ibraahim Cagayare weydiiyay agaasimaha guud ee hay'addaasi, korneel Maxamed Aaden Koofi.

Mowduucyada la xiriira