Maxaa la gudboon xildhibanaada dowladda federaalka ee ku kala qeybsan mooshinkan guddomiayaha barlamaanka?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa la gudboon xildhibanaada dowladda federaalka ee ku kala qeybsan mooshinkan

Waxaa wali walaac laga muujinayaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, kadib markii qaar kamid ah xilibaanada golaha shacabka ay shegeen inay doonayaan in xilka laga qaado guddomiayaha barlamaanka.

Arrintan ayaa dhalisay muran badan iyo in xildhibaanadu ay ku kala qeybsamaan waxyabaha la isku hayo.

Haddabo waxa la gudboon xildhibanaada dowladda ee ku kala qeybsan mooshinkan ayaanu ka wareysanay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, wuxuuna u warramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato

Mowduucyada la xiriira