Cawaaqibka ka dhalan kara is qabqabsiga u dhaxeeya madaxda dowladda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cawaaqibka ka dhalan kara is qabqabsiga u dhaxeeya madaxda dowladda

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo is qabqabsiga u dhaxeeya hogaamiyayasha Soomaalida.

Beesha caalamka ayaa dhankooda walaac ka muujiyay is qabqabsiga u dhaxeeya madaxda dowladda.

Zakaria Yusuf oo ah garyaqaan cilmi-baare u ah ururka ka hortagga xasaradaha ee ICG oo isagoo jooga Nairobi aan wax ka waydiinay eedaha loo jeediyey Jawaari iyo kuwii uu u jeediyey ra'isul wasaaraha iyo cawaaqibka ka dhalan kara.