Faysal Cabdullaahi oo ah 16 jir ayaa diiday xil loo magacaabay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faysal Cabdullaahi oo ah 16 jir ayaa diiday xil loo magacaabay

Faysal Cabdulaahi Cumar oo ah wiil 16 sano jir ah dhigta Fasalka 4aad ee Dugsiga sare ee degmada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle oo loo magacaabay gudoomiye kuxigeenka deegaanka Ganboole ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ka cudurdaartay xilkaasi in sababo uu ku shegay waxbarasho uu ku jiro iyo ammaan.

Mowliid Xaaji Cabdi ayuu khadka telefoonka ugu waramay.