Dib u habaynta qashinka magaalada Jigjiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dib u habaynta qashinka magaalada Jigjiga

Muddooyiinkii ugu dambeeyay qurba joogta u dhalatay Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay degaankaasi ka samaynayeen maalgalin.

Qaar ka mid ah qurbajoogtanna waxay la yimaadeen fikrado cusub oo aan degaankaas horey looga aqoon.

Faysal Ibrahim Cabdi wuxuu ka mid yahay qurba joogta Deegaanka Somalida Itobiya u dhalatay wuxuuna ku nolaa waddanka Australia, Wuxuu hadda wadaa qorsha uu magaalada Jigjiga uga hirgalinayo warshad qashinka dib u farsamaysa oo ka samaysay waxyaabo kala duwan.

Wuxuu Jigjiga ugu warramay Wariye Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam.

Mowduucyada la xiriira