Sawirro: Todobaadkii tagay iyo Afrika

Xulka sawirradii ugu fiicnaa qaaradda Afrika todbaadkii tagay.

An Egyptian woman dances before a large national flag in Cairo's northern suburb of Shubra al-Khaymah on the second day of voting in the 2018 presidential elections on 27 March. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Talaadadii, waxay ahayd maalintii labaad ee codbixinta doorashada madaxtinnimada Masar. Haweeeneydan ayaa hoos taagan calanka dalkaasi duleedka caasimada Qaahira
A whirling dervish dances past a poster of incumbent President Abdel Fattah al-Sisi wuth a caption reading in Arabic 'go and participate', outside a polling station in the capital Cairo's western Giza district on 28 March 2018. Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Waa isla Taladadii, wuxuuna ninkan ag taagan yahay boor uu ku sawiran yahay madaxweyne Sisi, waxaana wehliyo qoraal oranayo '' Dhaqaaq oo codee"...
An Egyptian army soldier stands guard outside a polling station during the last day of the presidential election in Cairo, Egypt 28 March 2018. Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Ciidammo dheeraad ah ayaa la geeyay goobaha codbixinta. Hoggaamiyayaasha mucaaradka qaar ka mid ah ayaa isaga baxay doorasahada halka kuwa kalana laga hor istaagay codeynta.
People celebrate outside the Court on March 26, 2018 in Freetown after Sierra Leone's High Court lifted an order that had halted the country's presidential runoff because of a complaint of electoral fraud backed by the ruling party Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Dhinaca kale ee qaaaradda, waxay dadkan ku dabbaaldagayaan dibedda maxkamadda sare ee dalka Sierra Leone ka dib markii ay maxkamadda amar ku bixisay in doorashada ku celiska ah ee madaxtinnimada la qabtaa Sabtida sida markii horaba qorshuhu ahaa.
A woman stands among animals as she looks for valuables in a rubbish dump in Freetown on March 28, 2018. Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Codbixiyayaasha ayaa malaha ka war dhowraya waxa musharrixiintan ay ka qaban karaan dhaqaalaha dalkaasi, oo xaalad daran ku jira. Haweeyndan saboolka ah waxay wax qiimo leh ka baadigoobeysaa qashin lagu daadiyay duleedka caasimadda Freetown.
Traditional dancers perform as Botswana's President Seretse Ian Khama arrive at a rally in his village of Serowe on March 27, 2018 Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Ciyaara dhaqameed lagu soo bandhigay xafladii sogootinta madaxweynaha dalka Botswana Seretse Ian Khama oo Sabtida xilka baneynayn doono
Hassan Ayariga (C), the founder of the All People"s Congress (APC) party, rides on horseback during a protest against the expansion of Ghana's defence cooperation with the United States, in the streets of Accra, Ghana 28 March 2018. Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Arbacadii siyaasigan, Xasan Ayariga ayaa faras ku dhexmaray caasimadda Ghana ee Accra, isagoo ka careysan wararka sheegayay in milatariga Mareykanka ay saldhig ka sameysanayaan dalkaasi
Somali football players of Golden Girls Football Centre, Somalia's first female soccer club, attend their training session at Toyo stadium in Mogadishu, Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Gabadhahan waxay ka tirsan yihiin ciyaartoyda koxdii ugu horreysay ee kubadda cagta oo ka kooban haween oo kali ah oo Muqdisho dhawaan lag aasaaasay. Waxay tababar ku qaadanayeen garoonka Toyo ee magaalada Muqdisho
This picture taken on March 29, 2018, shows the dust storm in Khartoum A thick sandstorm engulfed the Sudanese capital on Thursday, forcing authorities to cancel flights and shut schools in Khartoum and other nearby town Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Boor badan oo ka kacay caaasimadda Sudan ee Khartuum ayaa ku khasbay dowladda inay baajiso duulimaadyo dhowr ah, iyo xiritaanka qaar ka mid ah iskuulada caasimadda.
The wreckage of a vehicle is seen at the site of the car bomb explosion which killed at least four people outside of the Somali parliament in Modadishu on March 25, 2018 Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Khamiistii qarax loo adeegsaday dhugdhugley ayaa ka dhacday waddo mashquul badan oo ku taalla caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Chinese children wait for the arrival of Namibia's President Hage Geingob and China's President Xi Jinping during a welcome ceremony at the Great Hall of the People in Beijing on March 29, 2018. Hage Geingob is on a visit to China from March 28 to April 3. Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Isla maalinkaas ,magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, caruurr iskuuley ah ayaa sugayay inay salaamaan madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob oo dalkaas booqasho ku joogay.
Locals play football during the 15th International Nomad Festival in Mhamid el-Ghizlane in Morocco's southern Sahara desert on March 24, 2018. / AFP PHOTO / FADEL SENNA (Photo credit should read FADEL SENNA/AFP/Getty Images) Lahaanshaha sawirka Getty Images
Image caption Ugu dambeyntiina wiilashan ku sugan Koonfurta Saxaraha Morocco ayaa ciyaarayay kubadda cagta maalinta caalamiga ah ee dabbaaldegga reer guuraaga oo toobaadkan ku beegnayd.

Sawirrada waxaan ka soo xiganay AFP, Reuters, EPA iyo Getty Images.

Goobaha kale ee BBC-da