Guddiga oo u ololeynaya in Garowe lala mataaneeyo St.Paul uu u waramay BBC
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddiga oo u ololeynaya in Garowe lala mataaneeyo St.Paul uu u waramay BBC

Gobolka Minnesota ee Maraykanka ee Soomaalida badani ku nooshay, ayaa magaalada xarunta u ah ee St. Paul oo la doonayo in lala mataaneeyo magaalooyin ku yaalla Soomaaliya waxaa isku maandhaafsan laba gudddi oo Soomaali ah oo midkood matalayo magaalada Muqdisho, ta kalena magaalada Garoowe. Muranka waxa salkiisu yahay labadaa magaalo ee Soomaaliya ku yaal, tii u horraysay ee la damcay in lala mataaneeyo St. Paul. Shiine waxa kale oo uu su'aalo waydiiyey Faarax Salaad Warsame oo isna ka mid ah gudida u ololaynaysa la mataaneeyo Garoowe iyo St.Paul.