Daadad khasaaro naf iyo maalba leh gaarsiiyay Jigjiga.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daadad khasaaro naf iyo maalba leh gaarsiiyay Jigjiga.

Daadad habeen hore ku soo rogmaday magaalada Jigjiga ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa khsaaro naf iyo maalba leh gaarsiiyay magaalada.

Daadadkan ayaa la sheegayaa inay markii saddexaad magaalada khasaaro badan u geysteen, warbixin arrintaasi ku saabsanna waxaa Jigjig aka soo diray weriye Abdinasir sh.maxamed Xikam.

Mowduucyada la xiriira