maxay ku kala duwan yihiin dadkii hore iyo kuwa hadda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Odey boqol jir ah oo la yaaban nolosha jiilka hadda jooga

Daa'uud Caduur Ileeye waa odey boqol jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxa uuna ka mid yahay raggii waaya araga usuu ahaa isbadalka ku yimid nolasha dadka Soomaalida ah ee hadda la yaaban qaab nolaleedka jiilka da'yarta ah ee hadda jooga.

Daa'uud waxaa maqaaxi ku taalla magaalada Hargeysa kula kulmay weriyaha BBC ee Axmed Saciid Cige oo uu uga sheekeeyay nolosha miyiga iyo tan magaalada xilligii hore iyo imikaba, iyo dadkii oo uu ku tilmaamay in qof waliba uu doonayo in waxa uu haysto mooyee wax ka badan sii doonaayo?