BASKIIL
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida Minnesota iyo xilliga kulaylaha

Xiliga kulaylaha, Gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka dadka ku nool, intooda badan waxay sameeyaan dhaq dhaqaaq iyo jimicsi si jirkoodu uga soo kabto xiligii qaboobaaha ee ay ku soo noolaayeen.

Abdirizaaq Biixi oo u ul oleeya Arimaha bulshada Somalida ee ku nool halkaaasi, ayaa sida uu sheegayo waxa uu arkay in caruur badan oo somaliya ayna hasan baaskiil ay socodkaasi ku sameeyaan.

WuxuU goostay in uu arintaasi uu wax ka qabto oo uu baaskiilo u samayeeyo kuwaaan ahaysan

Wariyaha BBCda Mohamed Haji Hussien ayaa waraystay Abdirizaq Wuxuuna waydiiyay waxa arrintan ku dhaliyay.