Ramadaanka iyo ciyaaraha kubada cagta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ramadaanka iyo ciyaaraha kubada cagta

Xilliga lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan ayaa waxa inta badan dhalinyarada ku adag in ay ciyaaraan kubadda cagta.

Balse waxa jira dad iyagu doo bida in ay kubadda ciyaaraan xiliga lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan.

Waxaa magaalada Garowe ka jira koox isku magacaabay kooxda dhalinyarada cuslaatay.

Waxa ay ciyaaraan oo kali ah xilliga lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan.

Wariye Ahmad Cawil Jamac ayaa warbaxintaan Garowe ka soo diray.