Duufaan ku soo wajahan deegaanada Puntland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Duufaan ku soo wajahan deegaanada Puntland

Duufaanno kale ayaa la sheegay I ay ku soo wajahan tahay gobollada Bariga ee maamul goboleedka Puntland.

Duufaanta cusub ee gobollada bari ku soo wajahan ayaa la sheegayaa in ay 24 saac gudahood ay ku dhufan karto deegaanadaasi.

Iyada oo la sheegay in ay dhici karto iney duufaantu ay tii ugu dambeysay ay dhanka xawaaraha iyo awood ahaan ka hooseyso.

Muuse Shaaciye caalin waa khabiir ka shaqeeya hay'adda FAO waxuu khadka taleefanka uu ugu warramay Xasan Geelle.