Waa sidee xaaladda cudurka dhimirka ee Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa sidee xaaladda cudurka dhimirka ee Soomaaliya

Dr Cabdiraxmaan Xabeeb oo ah dhakhtar daweeya cudurrada dhimirka ayaa mudo badan waday dedaal uu ku keliyeystay oo uu ku dabiibo Soomaalida cudurrada maskaxda qaba.

Dr. Xabeeb waxa uu xarumo door ah ka furay dhawr gobol oo ku yaalla Soomaaliya.

Hadaba Dr. Cabdiraxamaan Xabeeb oo haatan jooga gobolka Gedo ayaa waxa uu ka waramayaa heerka xanuunnada dhimirka ee ku dhaca dadka Soomaaliya inta ay gaadhsiisanyihiin.

Cabdiraxmaan Xaaji Caddow oo khadka teleefanka ee magaalada Beled Xaawo oo kula xidhiidhay ayuu u waramay.