"Anaa wali ah Gudmooyaha sharciga ah ee maxkamadda sare"
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

"Anaa wali ah Guddoomiyaha sharciga ah ee Maxkamadda Sare"

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Ibraahin Iidle Saleebaan, oo madaxweyne Farmaajo shalay xilka ka qaaday, ayaa ku tilmaamay talaabadaas mid aan sharciga waafaqsanayn.

Isla markaana waxa uu ku nuuxnuuxsaday in uu isagu weli yahay gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalkaas oo uu weli shaqada sii haynayo.

Waxaanu sidoo kale hadallo siyaasadeed ku tilmaamay arimaha uu madaxweynuhu sheegay inuu tix geliyey oo ah cabashada shacabka iyo garsoorka ee ah in la helo garsoor hufan oo caddaalad ah.

Haddaba Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa sida uu xilka qaadista uga fal celinayo uga warramay Axmednagaashe.

Mowduucyada la xiriira