Sawirro: Sida looga ciiday dunida Muslimka

Muslimiinta ku dhaqan dunida Islaamka ayaa maanta u dabbaaldegayaa ciidda waxay isugu soo baxeen goobaha lagu tukado salaadda ee dhammaan magaalooyinka Islaamka.

Meelaha sida wayn looga ciiday maanta waxaa kamid ah magaalooyinka Soomaalida degto ee bariga Afrika.

Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbinaynaa sawirrada cidda deeganno qaar oo ka tirsan dunida Islaamka.

Image caption Dadkan salaadda ciidda saaka waxay u tageen inay ku tukadaan fagaare ku yaalla magaalada Garowe ee maamulka Puntland
Image caption Dadweyne subixii hore ee ciidda ku sugnaa fagaaraha Janaraal Maxamuud ee magaalada Gaarisa
Lahaanshaha sawirka Mohamed Abdullahi Farmaajo/Facebook
Image caption Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka salaadda ciidda dadweyne kula tukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdishu
Lahaanshaha sawirka Anadolu Agency
Image caption Labo canug oo walaala ah oo jooga masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa si ay salaadda ciidda halkaasi ugu tukadaan
Lahaanshaha sawirka Anadolu Agency
Image caption Waa muslimiin isu soo uruuray masaajidka Imaam Cazam ee ku yaalla maagalada Baqdaad ee dalka Ciraaq si u tukadaan salaadda ciidda
Lahaanshaha sawirka Anadolu Agency
Image caption Waa qaar kamid ah qaxootiga Suuriya ee ku sugan Turkiga oo isa salaamaya salaadda ciidda kaddib
Lahaanshaha sawirka Anadolu Agency
Image caption Wa dadweyne saaka saladdii ciidda ku tukanayay xadka marinka Qaza ee maamulka Falastiiniyiinta

Mowduucyada la xiriira