Halkee ayay ku tukadeen dadkii ugu badnaa salaadi ciidda?

Lahaanshaha sawirka GLMCC
Image caption Boqolaal kun oo dad ah

Iyada oo adduunka daafihiisa malaayiin qof ay u dabaaldagayeen munaasabadda ciidda, ayaa hase yeeshee meeshii dadkii ugu badnaa ay isugu soo baxeen qaarada Yurub noqotay magaalada Birmingham ee dalka UK.

Illaa 140,000 kun oo qof, waana sanadkii 7aad ee sidan oo kale loogu ciido barxadan ku taala magaaladan.

Goobtan waxaa lagu magacaabaa GLMCC, waxaana laga helayaa noocyada kala duwan ee cuntada iyo badeecooyin kala duwan.

Lahaanshaha sawirka GLMCC
Image caption Haweenay sawir ka qaadaysa ilmo yar
Image caption Dhalinyaro jalaato cunaya
Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Boqol kun wax ka badan ayaa salaadda ciidda oogay
Image caption Nordin Tejeur, 44 jir , waxa uu kasoo jeedaa dalka Sweden, balse hadda degan Birmingham
Image caption Qoys wada faraxsan
Image caption Cunto
Image caption Qoys kale
Lahaanshaha sawirka GLMCC
Image caption Dhalinyaro Soomaali ah
Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Dumar
Lahaanshaha sawirka GLMCC
Image caption In meeshan la'isu imaado waxa ay bilaabatay 2011, xiligaas waxaa ka qeybgalay 12,000
Image caption Middlesbrough's Albert Park
Image caption Bristol

Mowduucyada la xiriira