Dumarka marsamada ku shaqeysta ee Kismaayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Farsamada dumarka kala soo laabteen xeryaha Dhadhaab

Rowdo Axmed Biixi waxay iyada iyo waalidkeeda ka qaxeen magaalada Kismaayo iyagoo ku biiray qoxootiga ku jira xerayaha Kenya balse sanadkii la soo dhaafay ayay iskeed ugu noqotay Kismayo, iyada oo wadata afar curuur ah isla markaana leh xirfad ay ku shaqaysan karto.

Rowdo waxay ka aasaastay magaalada Kismaayo warshad yar oo gurigeeda ku dhextaal oo lagu farsameeyo Shaambada oo ay ka iibsio xaafadaha dariskeeda ah.

Weriyaha BBC-da Ibrahim Maxamad Aadan oo dhawaan safar shaqo ku tagay magaalada Kismaayo ayaa waayaha Rowdo warbixintan ku eegaya.