Garowe oo laga furay xarun Hidaha iyo dhaqanka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Garowe oo laga furay xarun lagu keydiyo agabka Hiddaha iyo dhaqanka

Waxyaabaha ku salaysan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ayay dad badan sheegaan in muddooyinkii ugu dambeeyay uu sii yaraanayay.

Balse waxa wali jira qaar ka mid ah bulshada Soomaalida oo iyagu dadaal ugu jira sidii loos oo noolayn lahaa hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida.

Sureer Abshir Muuse oo mar ahaan jirtay safiir ku xigeenkii Soomaaliya ee UK ayaa Garowe ka furtay xarun Hidaha iyo dhaqanka ah waxa ay aruurisay agab kala duwan oo soomaalidu hiddo ulahayd in kastoo ay sheegtay in kuwa badan ay dabar go'een oo wadanka laga waayay.

Wariye Ahmad Awil Jamac ayay ugu warantay magaalada Garowe ku.