Maxay salka ku haysaa colaadda Mooyaale?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay salka ku haysaa colaadda Mooyaale?

Waxaa maalmihii la soo dhaafay uu dagaal gaystay khasaaro uu socday magaalada Moyale ee dalka Itoobiya.

Dagaalka oo sida la sheegay in ku dhinteen dad gaaraya 20 qof ayaa waxaa ka dhashay barakac baahsan.

Magaaladaasi ayaa imika la sheegay in biyaha ay gabaabsi yihiin islamarkana dhinacyadii dagaalamay ay wali is hor fadhiyaan.

Wariyaha BBC Cabdi Naasir Sh maxamed Xikam oo dagaalkaasi kala socday magaalada Jigjiga ayaan waydiiyay wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Mooyaale.